(Sawirro) Nin ku hubeysnaa Qaanso & Leeb oo dad badan ku laayey dalka Norwey

Ciidanka Booliska Norway ayaa sheegay in la qabtay qof lagu tuhunsan yahay weeraro dhowr qof lagu dilay oo ka dhacay ee degaanka Kongsberg oo ku dhow Magaalada caasimada ah ee Oslo, fiidnimadii Arbacada. Booliiska ayaa booqday goobta kadib markii ay heleen farriimo dhowr ah abaaro 6:13 fiidnimo kuwaasoo sheegaya in degaanka Kongsberg uu dad badan … Continue reading (Sawirro) Nin ku hubeysnaa Qaanso & Leeb oo dad badan ku laayey dalka Norwey